Guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa si cad u sheegay in wixii ka yimaada guddi ku sheega uu magacaabay Rooble BAAHANE haddii ay tagaan Garbahaaray inuu isagu qaadi doono ayuu yiri Axmed Bulle Gareed.
” Ma garan karo waxa guddi loo magacaabay anagu doorashaan sugaynee ayuu yiri Axmed Bulle. Kiiniya oo in muddo ahba ka shaqaynaysay sidii ay u fashilin lahayd doorashada dalka ayadoo dareensan in Farmaajo ku soo baxayo.
Ilaa hadda wax doorasho kam dhicin Garbahaaray halka kuwa kale oo dhan inata badan la soo gabagabeeyay. Gudoomiye Axmed Bulle ayaa ku sugan magaalada Muqdisho.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS