Woqooyiga Kuuriya ayaa markale ka naxsatey Maraykanka iyo tijaabinta gantaal aad u rido dheer oo ay ka dul tuurtey Jabaan. Dalkaas Jabaan ayaa la afuufey siidhiga digniinta.
Gantaalkan ayaa kii hore ee ay ka dul tuurtety Jabaan aad uga rido dheer wuxuuna socdey muddo ku siman 20 daqiiqo waxayna ridadiisu gaaraysay 3,700 oo kiiloomitir.
Jasiirada Guwaam ee Maraykanka ayaa kaliya u jirta Woqooyiga Kuuriya masaafo ah 3,400km waxayna muujinaysaa in gantaalkani dhaafey.
Gantaalka ku xiga ee Woqooyigu tijaabinayo ayaa gaaraya 8,000 oo kiiloomitir kaas oo gaadhi doona dhamaan Maraykanka oo dhan.
Kuuriyada Woqooyi ayaa haysata gantaal garaacaya Maraykanka, talaabadan ay wadana waa tijaabin ee wax u sheegid Maraykanka oo aduunka been u sheega ayuu yiri khabiir dhinaca gantaalada ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay