Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay gantaalo ridadoodu toos u garaacayaan Maraykanka taas oo wadno xanuun ku ridey Maraykanka iyo xulafadiisa. Gantaalaha Woqooyiga Kuuriya ridey ayaa ah nooc casriya oo Woqooyiga Kuuriya ka shaqaynayeen uin muddo ah.
Ridida gantaaladan oo ordey ilaa 400km oo isku wareega ayaa waxa daawadey hogaamiyaha da’da yar ee Woqooyiga Kuuriya. Jabaan ayaa sheegay in gantaalahani khatar yihiin Woqooyigu gaaray halkii loo baahnaa.
WAxay sheegeen in ay sii xoojin doonaan difaaca gantaaladan inkastoo ayna waxba ka qabnan Karin haddii Woqooyiga Kuuriya go’aan ku gaarto in ay weerarto iyaga iyo Maraykanka.
Woqooyiga Kuuriya ayaa markii afraad tijaabiyay quwada Nukliyeerka nooceeda uGu awooda weyn ee loo yaqaan haydrojiin oo ka awood weyn dhinaca naqaska nukliyeerka lagu gano yuraaniyamta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_90066752_mediaitem90066751[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/90066752_mediaitem900667511-300x169.jpg)
![_90067027_85aa547f-a2d7-48fb-8c2e-b8e502a9beeb[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/90067027_85aa547f-a2d7-48fb-8c2e-b8e502a9beeb1-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay