18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Woqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaal cusub oo badda ku jeeda

Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabisay gantaal cusub oo badda ku jeeda xilli Maraykanku keenay badda Kuuriya maraakiib dagaal. Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay in markabka weyn hal gantaal ku dejin doonto.

Gantaalada at haystaan Woqooyiga Kuuriya aya ku filan difaaca dalkooda waxayna keentay in Trump awoodi waayo in uu ku dhaco Woqooyiga Kuuriya.



Gantaalka ayaa Koofurta Kuuriya sheegtay in uu ordey 200 oo kilomitir oo ah xawaare aad u dheer lagana soo weerari doonin dhinaca badda kuna filan yahay in uu dejiyo Markab kasta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS