X

Woqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaal cusub oo garaacaya Maraykanka

Kuuriyada Woqqoyi

Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabisay gantaal cusub oo garaacaya Maraykanka. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu duuley masaafo dhan 1000km ama 620 mayl.

Gantaalkan ayaa ku dhacay biyaha mana jirin wax qashqashaada oo lagu sameeyay ama laysku dayay in la soo rido. Xagjir Trump ayaan ka hadlin.



Gantaalkan ayaa Woqooyiga Kuuriya ku tilmaamen mid garaacaya meelkasta o ka mida dunida inkastoo Ruushku sheegay inuu yahay mid dhex dhexaada.



Woqooyiga Kuuriya ayaa wacad ku martey inay la simanto Maraykanka awood ahaan si aanu ugu hanjabin awoodaas oo ay gaartey bishii Luulyo ee sanadkan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.