X

Woqooyiga Kuuriya oo tuurtey gantaal ka nixiyay Maraykanka

Kuuriyada Woqooyi ayaa faahfaahisaynooca gantaal ee ay ku tuurtey biyaha Jabaan kaas oo ah mid aad uga nixiyay Maraykanka iyo xulafadiisa lacagta badan haysta. Gnataalkan ayaa ah nooca isaga gudba qarad ka qaarad.


Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo goobjoog ka ahaa diyaarinta iyo ridida gantaalkan qaarad ilaa qaara isaga gudbiyay ayaa aad u farxay markii gantaalkan uu ku dhacay biyaha Jabaan ka helo kheyraadka badda.


Xawaaraha gantaalkan ayaa ahaa mid ku socda janjeed oo si toosa u abaaray halkii loogu talogalay. Gantaalkan oo si toosa u gaaraya Maraykanka dhamaantii ayaa waxa naxdin ka muujiyay saraakiisha ciidanka ee Maraykanka.



”Hadda wax lagu hadlo majiro jaa waa loo jeedaa waa ina hayaa gantaalka Kuuriyada Woqooyi ayuu yiri sarkaal magaciisa diiday in la sheego.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.