24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaad ka ogtahay xasuuqii u dambeeyay ee Sucuudigu ka gaystay Yaman

Sucuudiga iyo carabta kale ee ku raacsan fikirkiisa gaalaynta Iiran ayaa isku diyaarinaya in ay ciidan u diraan Siiriya la dagaalama madaxweyne Asad. Ciidankaas ayaa u badan calooshood u shaqaystayaal ay ku jirto Somali una badan yihiin Afrikaan. Hadaba dagaalka Sucuudigu wato Maraykankuna dabada ka riixayo halkee ayuu ku ridey Yaman.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS