X

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ugu horeeyay dadka degaana ay Gabooye yihiin ayaa diidey quudhsi uu kula kacay Muuse Biixi iyo lataliyihiisa ilma adeerka ay yihiin. Haween cadhaysan oo iskugu soo baxay ayaa sheegay in quudhsi ayna qaadanayn.


Xaafadan xadaarada leh ayaa ah xaafadaha laga qaado cashuurta ugu badan haddana aan haba yaraatee lahayn wax adeega. Nin isagu ku dhiiban magaca Gabooyaha oo Yurub nolol kaga samaystey degana xaafada 26 Juun ayaa ka xanaaqay dulmiga taala xaafada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.