X

Xaafada Daami ee Hargeysa oo markii qashinka laga qaadi waayay is-maamul ku dhawaaqdey

Xaafada Daami ee Hargeysa ayaa markii qashinka laga qaadi waayay is maamul ku dhawaaqdey. Xaafadan oo ku tal bartamaha magaalada Hargeysa ayaa waxa ku nool dad karti leh laakiin hadana la takooro. Male wadooyin la mida xaafadaha kale ee magaalada waxana soo gala daadka, waxa hadana ugu biirey qashinkii.

Waxay ku baaqeen in xaafadaha kale ee magaaladu ku daydaan sida iyagu yeeleen oo ISMAAMULAAN.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=POlU_X8B9Fo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.