10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaalada cabsi oo ka jirta Tukaraq ee Sool iyo xaalada oo sii xumaanaysa

Xaalada Tukaraq ee Sool ayaa sii xumaanaysa iyo baqdin ka jirta aaga oo ay isku horfadhiyaan ciidan ka socda Somaliland iyo kuwa Puntland. Muuse Biixi ayaa baqdin ka muujiyay ciidanka Puntland goobta keentay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OYvVc2SATLg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS