November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaasaska argagixisada iyo caruurtooda oo ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn

Xaasaska argagixisada iyo caruurtooda oo ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn ee Muqdisho, Gaalkacayo iyo Kismaayo xilli ragooda qarxinayaan caruurta kale rabaana in caruurtooda ku noolaadaan nolol fiican.

Maamul goboleedyada dalka iyo taliska ciidamada dowladda ee magaaladda Muqdisho ayaa si wadajir ah ubilaabi doona howlgallo ka dhan ah qoysaska saraakiisha argagixisada.

Arintan ayaa ka dambeysa kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya  in xaasaska argagixisada duufsadaan caruurta kale qoraana isqarxinta.



Dhamaan taliyaasha dhanka ciidamada maamulada ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay in la beegsado xaasaska iyo caruurta saraakiisha argagixisada caalamiga ah ee xalaashatey dhiiga Muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS