Xaaska C/kariin Qalbi Dhagax oo siro badan qarxisay sheegtayna in uu haween badan ka daba keenay
Xaaska C/karin Qalbi Dhagax ayaa siro badan qarxisay sheegtayna in uu naago badan ka daba keenay. Waxay sheegtay in ay sixirtey naag idaacadaha ka hadashay.