23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaaska Siilaanyo oo wasiiro hortaagan u sheegtay in hooyo ku soo rafaaday ayna qalad tahay in ayna helin daryeel

Xaaska madaxweynaha Somaliland ayaa booqatay isbtitaalka dhalaanka magaalada Hargeysa halkaas oo ay wasiirada u sheegtay in hooyo wada dhashay kuna soo rafaaday ayna muhiim tahay in hooyadu hesho cafimaadka ay u baahan tahay si loo helo dhalin sidiina u quruxbadan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM