X

Xaaska Xasan Sheekh oo markale deeq gaarsiisay ciidamada xooga dalka 1977 ee curyaamiinta+MUUQAAL+SAWIRO

Muqdisho–Xaaska Xasan Sheekh ayaa deeq caawimo ah gaarsiisay ciidamadii 1977 qaybtooda curyaamiinta ee degan isbitaal martini. Xaaska Xasan Sheekh ayaa marhore sidan oo kale deeq u gu gaysay halgamayaashii hore.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.