X

Xaaskii Cigaal oo sheegtay in ay ka badbaaday isku day dil

Xaaskii madaxii hore ee maamulka Somaliland Maxamed X Ibrahim Cigaal ayaa sheegtay in gurigeeda lagu gubey. Lama garan karo cida rabta in ay disho waxayse sheegtay in muddo ay aamusneyd hadda wixii ka dambeeyana ay afka furan doonto. Xaaskan Cigaal ayaan inta badan lagu arag saaxada siyaasada qabaliga ah ee maamulka Somaliland.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.