November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaaskii C/raxmaan Faroole oo aas balaadhan loogu sameeyay Garoowe+SAWIRO

Garoowe–Allaha u naxariistee xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole marwo  Aamino Abiib ayaa geeriyootay. Xaaska oo warar badan soo baxeen ayaa ku geeriyootay Garoowe waxana aaskeeda ka qaybgalay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxda kale ee Puntland.

IMG_4108[1] IMG_4123[1] IMG_4126[1] IMG_4126-1[1] IMG_4133[1] IMG_4162[1]

IMG_4165[1]

 

C/llaahi Warmooge wararka gobolada bari iyo koofurta

ARAABINEWS