X

Xadgudubyadii ka dhacay dagaalkii Boosaaso oo magdhow laga dalbadey

Guddiga u dooda xaquuqda dadka iyo hantida ee Butlaan ayaa dalbatey in magdhow la siiyo dadkii waxyeeladu ka soo gaartey dagaalkii horjooge Siciid Deni ka riday Boosaaso. Tacadiyo aan la qiyaasi karin ayaa ka dhacay magaalada.


Dagaalka ayaa waxa ku dhintey ugu yaraan 50 qof halka dhaawacuna aad u farabadnaa. Horjooge Siciid Deni oo wata askar farabadan ayaa isku dayay inuu ciidan tababaran ka saaro xaruntooda waase ku fashilmay.



Waxa lagu eedeeyay inuu hoobiyeyaal u qaybiyay magaalada waana halka khasaaraha ugu badan ka soo gaaray dadka shacabka. Guddigan xuquuqal iinsaanka ayaan lahayn awood ay xaq ugu raadiso dadka dhiban.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.