X

Xadhiga gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo la cambaareeyay

Waxa waraaq qabasho ah gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal looga soo jaray magaalada Hargeysa ayadoo lagu haysto maxaad u hadashay. Muuse Biixi ayaa caadi ka dhigtey inuu jeelka u taxaabo cidii hadashaba, waxana hadda u xirtan boqolaal shacaba.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.