15/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xadhiga saxafi Coldoon oo aad loo cambaareeyay iyo hal-abuur sheegay in Boorama lagu dilayay

Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa liqsiiyay sadex sano iyo bar saxafiga Cabdulamaalik Coldoon oo fikirkiisa aan la jeclaysan. Waxa falkaasi Muuse Biixi kula kacay cambaareeyay bulshada Somaliland. Dhinaca kale hal-abuure C/raxmaan Abees ayaa sheegay in isaga la sii deystey ee aan la sii deyn.

Hoos ka daawo





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS