November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaflada Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo bilaabatay: SAWIRO

Waxaa goor dhawayd bilaamay xaflada lagu maamuusayo furitaanka Garoonka diyaardaha Boosaaso waxaana ka qaybgalaya Madaxda Sare ee dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Puntland, Beesha calamka, Isimo, safiiro iyo bulshada Rayidka.

Xaflada ayaa laga jeedin doonaa khudbado kala duwan kuwaas oo la xariira sida loo arko furitaanka Garoonka Cusub ee Boosaaso kaas oo waji cusub u yeelaya kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.

Xaflada-5[1] Xaflada-6[1] Xaflada-10[1] Xaflada-2[1] Xaflada-3[1] Xaflada-4[1] Xaflada-1[1] IMG_2797[1] IMG_2798[1]

La soco qudbadaha oo aan idiin soo gudbin doono markay dhamaadaan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS