November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Mandatory Credit: Photo by Evan Vucci/AP/Shutterstock (10434333bm) Donald Trump, Sauli Niinisto. President Donald Trump speaks during a meeting with Finnish President Sauli Niinisto in the Oval Office of the White House, in Washington Trump, Washington, USA - 02 Oct 2019

Xagjir Taram oo ka baxay madaxtooyada Maraykanka intaan laga jiidin

Xagjir Taram oo ilaa hadda diidan inuu qirto in la garaacay doorashadii Ka dhacday dalkaasi ayaa isaga baxay aqalka cad ee looga taliyo dalkaasi oo uu hore u diidanaa inuu baneeyo. Diyaarad qumaati u kacda oo ay wadaan ciidanka ilaalada ayaa geeyay gobolka Kalifoorniya.



Aqalka Sare ee dalkaasi ayaa lagu wadaa inay ka mamnuucaan inuu xil dambe ka qabto dawlada dhexe. Xagjir Taram wuxuu u dhimanayaa cuqdad ku raagtey ayuu qabaa Xuseen Warsame.



Xagjir Taram ayaa xukunka ku yimi tigidh ah cuqdad iyo kala qaybin uu ku riday dadka kuwada nool Maraykanka. Waxa hadda la sugaa waa sida ay ka yeelaan aqalka Sare.



Taram ayaa ugu dambeyn sheegay inuu soo noqon doono inkastoo aanu sheegin sida uu Ku soo noqon doono.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS