X

Xagjir Taram oo sheegay in Suudaan ku biirtey kooxdiisa aqoonsatey Yuhuuda

Xagjir Taram ayaa sheegay in Suudaan ku biirtey kooxdiisa aqoonsatey Yuhuuda. Wuxuu ilaa hadda ka dhaadhicin waayay Sucuudiga inu dibedda iskeeno oo isaguna aqoonsado Yuhuuda.


Suudaan oo xukunkii ka tuurtey Cumar Albashiir ayaa muddo dabadeed daaqada ka tuurtey sharciyo ka dhan ahaa haweenka, waxyar kadibna qaadatey sharciga bilaa diinta.

Xagjir Taram ayaa sheegay inuu Suudaan ka saarayo takoornimada isla marka ay Suudaan ku shubto khasnadiisa 335 milyan oo ay ku sheegeen magdhow.


Si kastaba ha ahaatee xiriira Yuhuuda iyo Suudaan ayaan waxba soo kordhinayn ilaa ay Falastiintu gaadhaan hadafkooda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.