X

Xaglatoosiye oo ka daba hadlay Prof Cali Khaliif markuu Hargeysa yimi: Qolyaha Balicad waxaan leehay

Xaglatoosiye oo Buuhoodle u tagey in uu istuso Cali Khaliif ayaa markuu Hargeysa yimi ka daba hadlay sheegayna in uu Cali Khaliif ka sugayo nabadgalyo. Prof Cali Khaliif ayaa fadhiya Balicad oo ah deegaan nabdoon oo barwaaqo ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.