29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaglatoosiye oo ku farxay shaqaale laga qortey Laascaanood inkastoo badankoodu aanay ahayn

Xaglatoosiye ayaa ku farxay shaqaale laga qortey Laascaanood inkastoo badankoodu aanay ahayn. Dhalinta reer Laascaanood ayaa sheegay in tirade reer Laascaanooda ay aad u yarayd.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS