November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaglatoosiye oo ku qosley dhaqtar horjooga xaaska Siilaanyo oo qaldey magaca ninkeeda (Siilaanyo)

Wasiirka caafimaadka maamulka Somaliland Xaglatoosiye ayaa ku qosley dhaqtar u mahdcelinayay xaaska Siilaanyo oo ku booqatey isbitaalka haweenka halkaas oo ay deeq gaarsiisey kadib markuu dhaqtarku qaldey xaaska Siilaanyo magaciisa oo buuxa. Waxa kuu cad in dhaqtarku aanu la socon cida maamusha Hargeysa taas oo ka qoslisey Xaglatoosiye.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM