November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaglatoosiye oo ku sigtey in lagu khaarajo Buuhoodle

Wararka laga helayo Buuhoodle ayaa sheegaya in Xaglatoosiye ka bilaabey Buuhoodle arin foolxun kaduib markii uu dili gaarey wariye xora oo u shaqeeya Somalichannel. Wararka ayaa sheegaya in xalay la weeraray gaari uu laha Xaglatoosiye oo isku dayaya in uu ka adkaado Cali Khaliif.

Cidamada qaaska ah ee madaxweynaha  khaatumo ayaa dhirbaaxo ku dhuftay maleeshiyaad uu soo siiyay lacag horgal xaglo oo loo soo diray khal khal galinta gobolka.

Shacabka buuhoodle ayaa ka war helay un xalay rasaas xoog udhaxasa gudaha magalada taasi oo lagaga sifeynaayay magaalada maleeshiyaad hubaysan oo xaglo ku dhex daadiyay magaalada.

Sarkaal u hadlay ciidamada khaatumo ayaa sheegay in ay baacsaden maleeshiyaadkaasi haatana ka saaren magaalada kuna sugan yihiin baliga shangale maleeshiyaadka xaglo oo ah kuwo tiro yar qiyaas ahaana gaadhaya ilaa 15.

Bililiqauysiga uu bilaabay Xaglotoosiye Ayaan la garanayn halka uu gaarsiin karo iyadoo uu bilaabme Ugaarsi toosa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS