X

Xaglatoosiye oo reer Buuhoodle diideen calaacalna ka soo direy duleedka Buuhoodle

Wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye ayaa shaqadii wasiirnimada caafimaadka ee loo xilsaaray aan ku soo dhawaan in dhawaalaba wuxuuna ku mashquulsanaa sidii uu madaxweynaha Khaatumo uga saari lahaa Buuhoodle. Waase lagu fahmay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.