November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaglatoosiye oo waraysi bixiyay kuna margaday waxa u qabsoomay intuu xafiiska fadhiyay

Wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye ayaa ku margaday wixii u qabsoomay intii uu fadhiyay kursiga. Xaglatoosiye ayaa iska soo dhiibey SSC ayaa hadda ku dhawaad haya booska cafimaadka halkaas oo fadeexad ay ka raacday dhaqtar Somali ah oo uu u diidey gobola.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM