Xamuul badeeco u sida Koofurta dalka kana soo raray dekedda Muqdisho ayaa ku xaniban Afgooye. Wadayaasha gawaadhidan xamuulka ah ee sida badeecada ayaa sheegay inayna dhaafi Karin Afgooye. Dawlada ayaa wada qorshe ay agagixisada iyo isbaarooyinka kaga sifeynayso wadada laamiga ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NLi9xfnb9Ss[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS