20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay xaafad ka tirsan magaalada Boorama

Xarun caafimaad ayaa laga hirgeliyay xaafad ka tirsan magaalada Boorama. Xaafadan ayaa la sheegay in ayna lahayn adeegyada bulshadu u baahan tahay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS