23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xarun dambi baadhis oo hay’ad Ingiriisa dhiskeeda leedahay oo Boorama laga furey iyo hadaladii laga jeediyay

Hay’ad Ingiriiska ka socota ayaa xarun dambi baadhis iyo sida waliba loo baadho dambiyada u furtey booliiska iyo hay’adaha amniga ee gobolka. Waxana goobta ka hadlay dad u mahadcelinaya hay’ada iyadoo gobolka ay ka dhacaan dilal xilliyadii lagu jirey kubada oo ayna jirin cid abaalkooda la mariyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS