X

Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka tirsan wasiiradiisa oo Norwey u soo dhoofay: SAWIRO

Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka tirsan wasiiradiisa ayaa Norwey u soo dhoofay. Raiisal wasaaraha oo Norwey ka dhiibnaa intaanu tagin Ingiriiska ayaa shegay inuu jiro kulan dhaqaale.



Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo saxaafada war kooban siiyay ayaa sheegay inay Norwey u tagayaan sidii ay beesha uga qancin lahaayeen horumarka laga sameeyay dhaqaaalaha.

“Maanta waxaan safar shaqo u raacey Reysulwasaare Mudane Xasan Cali Kheyre waxaan u soconaa sidii aan aduunka ugu qanci laheyn isbedelka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha wadanka mudada ay jirtey xukuumada ” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle.



Dawlada ayaa ku dadaalaysa in Somaliya laga cafiyo deymaha intooda badan yihiin ribadii fuushey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.