X

Wax garad reer Awdala oo Garoowe calanka kala degay: SAWIRO

Wax garad reer Awdala ayaa Garoowe calanka kala degay. Odayaal dhowra oo uu horkacayo wax garad Cabdi Gahayr Maxamuud ayaa Garoowe aad loogu soo dhaweeyay. Waxayna la kulmi doonaan madaxda Puntland.



Talaabadan ayaa imaanaysa markii siyaasiyiinta beesha dhexe siiba Faysal Waraabe uu isu dayay inuu cuqdad kala dhex dhigo Puntland iyo Awdal oo uu ka dhexeyn jirey weligood xiriir qotodheer oo is ixtiraam.



Waxayna Garoowe kala hadlayaan in dagaalka Muuse Biixi askar shilin doona mooyee ayna shacabka caadiga ah ku jirin oo waxkasta caadigii hore ysahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.