Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibedda ee Sucuudiga halkaas oo ay ka wada hadleen sidii xiriirka loo sii balaarin lahaa. Wahaabiyada Sucuudiga ayaa ka caraysan sidii Somaliya ula dhaqantey markey rabeen inay Qadar cunaha qabtaan.
Kulanka oo ka dhacay qasriga ra’iisul wasaaruhu ka degan yahay magaalada Riyaad ayaa horudhac u ahaa kulan uu ra’iisul wasaaraha uu la yeelanayo madaxda sare ee boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Xasan Cali Kheyre ayaa Sucuudiga ka raba lacag lagu maalgeliyo mashruucyo ka jira, waxase Sucuudigu diidan yahay Turkiga oo isku balaariyay dalka qaasatan Koofurta dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay