X

Xasan Cali Kheyre oo sheegay inuu dhisayo Galmudug xilli Xaaf geed lagu xirey: SAWIRO

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu dhisayo Galmudug mideysan xilli horjoogihii maamulkaas oo maalmo kahor u qaylo dhaansaday beeshiisa loo waydiiyay reer Cadaado inay magaalada u ogolaadaan. Xaaf ayaa ku daayay marka doorasho timaad.


Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in aan saacad lagu dari karin marka uu dhamaado muuddo xileedka horjoogeyaasha maamulada.

Mudane Xasan Cali Khayre oo Madaxynaha iyo madaxa fulinta dowlad gobaleedaka Gal-mudug uga mahadceliyay aqbalaadooda qabsoomida doorshooyinka Gal-mudug, ayaa siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Gal-mudug ugu baaqay in ay u midoobaan ka shaqaynta horumarinta Galmudug.


Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxa uu sidoo kale ganacsatada ugu baaqay in ay maal gashadaan Galmudug si ay uga qayb qaataan horumarka la tiigsanayo.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.