X

Xasan Culusow dagaal ayuu iclaamiy waana baxsad

Fadhiid Xasan Culusow ayaa ka doorbiday inuu kolba dhoofo lacagta masaakiintana ku raaxaysto halkii ay ahayd inuu jufadiisa dagaalka uu ku dhawaaqay geliyo, tani waxay ku tusinaysaa munaafaqada Xasan Culusow.

ā€¯Waxay ahayd inuu dagaalka horkaco oo isagu jufadiisa ka bilaabo waase loo jeedaa ayuu yiri Cali Calasow. Jufadiisu waxay welli joogtaa Cadale oo shaaha ku cabaysaa halka Xasan Culusowna dhoof ku jiro ayuu raaciyay.

Waxay ku tusaysaa munaafaqada Xaan Culusow oo dadka badankiisu qabaa uin argagaixisada la sheegaaba ay ku kooban tahay beeshiisa. Hadday daacad ka tahay qoriga ha qaato hana na tuso inuu hormood yahay haddii kale hadalka beenta hanagala fariisto ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.