X

Xasan Culusow kama jawaabi karo xad gudubka Kiiniya kula kacday qaranka

Kiiniya ayaa si cad maanta ugu xad gudubtey madaxbanaanida dalka kadib markii maamul jufeedka Somalilaan ay dhex keentay shir ay ku casuuntey safiirada caalamka. ”Kiiniya iyo Xasan Culusow waa is ogyihiin arintana waxa ku jira Maraykanka oo shalay la kulmey iska Xasan Culusow ayuu yiri Cali Calasow.


Su’aasha ah Xasan Culusow maku dhacaa inuu Kiiniya waabiyo jawaabteedu waa MAYA waayo iyagaa keensaday waxayna la soo shaqaynayeen sadexdii sanno ee u dambeysay ayuu raaciyay Cali Calasow.



Ilaa hadda waa aamusan yahay Xasan Culusow taasna jawaab ayay u tahay haddii ay jiraan qaarkeen oo jawaab ka sugaya ayuu qabaa Xirsi Warfaa. Sidaan ognahay waxa sanadka dambe doorasho u diyaara Odiinga oo Ingiriiska ka sheegay inuu diyaar u yahay inuu aqoonsado beesha dhexre.

Halganku haddii dib u bilaabmay ayuu yiri Xirsi Warfaa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.