X

Danjire Tarsan waxaan leenahay yaaba is gaarayba

Safiirka Somaliya u fadhiya Kiiniya danjire Tarsan ayaa ka baxay madal madaxweynaha Kiiniya ku casuumay safiirada caalamka laakiin uu ku soo darsaday wakiilo ka socda maamul jufeedka Somalilaan. ”Waxay sheekadu ahayd ku day waase ku fahmay danjire Tarsan tana waxay fariin u direysaa Xasan Culusow oo wata mashruuca Ingiriiska ee uu u bixiyay ”Somaliya iyo Somalilaan ayuu yiri Cali Calasow.


”Waxaan arki doonaa Xasan Culusow oo si degdega u bedela danjire Tarsan waayo amar ayuu qabaa ayuu raaciyay Cali Calasow amarkaas oo ah inuu fuliyo mashruucyada lagu doortey. Culusow ayaa doorashadiisa waxa fududeeyay kooxda sheegata beesha caalamka.


”Tarsan waan ku ogaa inuu ugu yaraan ahaa qof aan laga soo marin dhinaca qadiyada dalka ayuu qabaa Xirsi Warfaa. Talaabada Kiiniya qaaday waxa fiirinaysaa jawaabta uu bixin karo Xasan Culusow.



Mashruucan ”Somaliya iyo Somalilaan”waxa qaba kooxda qabyaalada ku caan baxay ee sheegta magaca Hawiye oo hadda la yimi haddii Khaatumo la xoreeyo waxay keenaysaa maamul kale oo Daarood sidii taas u dhicin waa in ISAAQ la ictiraafaa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.