X

Xasan Culusow ma eryi doonaa Mahad Salaad?

Kadib waraysi uu bixiyay laandheere Fahad Yaasiin ayaa wuxuu si cad u sheegay in gabadha la siyaasadeeyay ee Ikraan Tahliil ay dilkeeda iska kaadhadeen Rooble Baahane, Mahad Dalaad iyo wasiirka warfaafinta Al-Cadaaala.


Shacabka Somaliyeed ayaa boqolkiiba boqol rumaysan waxa Fahad Yaasiin sheegay, ayadoo weliba Fahad Yaasiin ku daray inuu bixiyay keliya boqolkiiba 10 xogta uu hayo dilka.


Gacan ku dhiigle Mahad Salaad ayaa barahiiaa bulshada dhowr mar ku sheegay sida loo diley Ikraan Tahliil taas oo dadka badankiisu is weydiinayaan sida uu xogtaas ku helay ayna helin xildhibaanada kale.


Xasan Culusow oo dalka lagu soo dhex tuuray doorashadiisana ay gacan weyn ku lahaayeen reer galbeedka sida Maraykanka iyo Ingiriiska oo iska soo horeysiinaya Imaaraadka ayaan ictiraaf ka hayaan shacabka Somaliyeed.



“Xasan waa qabiiliiste weyn waxana kuu cad si loo turtiro xogta Fahad Yaasiin hayo waxa markiiba la galay guriga uu degan yahay Fahad, waxana sirdoonka uu ugu dhiibay si sirta qaranka loo tirtiro ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.