X

Turkiga oo joojiyay deganaansho uu siin jirey ajaanibta

Turkiga ayaa sheegay inuu khaati ka taagan yahay ajaanibta ku qulquleysa dalkiisa soona rogay inuu koonto u samayn doono tirada ajaanibtu ka degi doonaan xaafad kasta ama gobol kasta oo dalka ah si ayna u jirin gobol ama xaafad ajaanibtu qabsato.


Turkiga ayaa qayb weyn ka ah dadka ku soo qaxaya dalkiisa sida dagaalka uu ka wado Suuriya. Qaxootiga ugu badan ayaa ah Suuriyiin ka soo qaxay kooxda uu taageero iyo dawlad dalkaasi. Turkiga ayaa dhinaca kale qayb ahaan xoog ku haysta dalkaasi Suuriya.



“Waxaan badin doonaa dadka aan dalka ka masaafurin doono, waxanan joojin doonaa deganaanshaha aan siin jirnay dadka caafimaadka ama waxbarashada dalka u yimaada ayuu yiri wasiirka socdaalka.


Soo galootiga dalka ku soo batey ayaa waxay xidhiidhi geliyeen shaqooyinka ay qaban lahaayeen Turkida xilli uu jiro sixir bar xun oo ka dhashay cunaqabataynta ay reer galbeedka isa saareen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.