X

Xasan Culusow oo laba maalin kadib naleh kama hadal webiga Niil

Fadhiid Xasan Culusow oo hadda beenaale ku magac dheer ayaa laba maalin kadib booqashadii Masar u yeetay sheegay inayna ka wada hadal webiga Niil. Afhayeenka Xasan Culusow oo isaguna ku socda beenaale kale ayaa diidey inay ka wada hadleen biyaha webiga Niil.



Xasan Culusow oo Masar u yeeratay ayaa shilimaad loo balan qaaday iyo istusnimo Masar ay ku awrkacsanayso, waxana hadda uu dareemay inuu hogweyn ku dhacay. Ma jirto hal safar oo uu baxay oo uu ummada soo hor istaagay oo uu ka waramay bal faaiidada uu u soo hooyay.


”Ama waxa been sheegaya afhayeenkiisa oo dhowr mar been sheegay amase Xasan Culusow oo aan hore u ogeyn inuu beenaale qayaxan yahay ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.