08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Culusow oo markale boobay kuraasta golaha wsiirada soo socda

Fadhiid Xasan Culusow ayaa markale boobay kuraasta golaha wasiirada soo socda kana buuxiyay jufadiisa isagoo isticmalaya sheekada la taliyeyaal. Waxaad is weydiin kartaa dalku 10 lataliye ku sheeg oo buga ma qaadi kartaa ayuu yiri Cali Calasow.



Lacagta lataliyeyaasha bugta ah waxa lagu qiyaasay inay tahay 10 kun oo doolat bishii oo ay dheertahay huteelada ay degaan hadday dalka ka baxaan ayuu raaciyay Cali Calasow.




”Weligeed lama arag dal abaar hayso haddana fadhiidka weyn ee lagu soo dhextuuray uu lacagtii la siin lahaa ciidanka jufadiisa u qoro ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS