X

Xasan Culusow oo qabyaalad ku bilaabay ciidankii Eritatriya

Shalay ayaan qornay in Xasan Culusow aan lagu aamini karin ciidanka qaranka ee mudada lagu soo tabcaayay in faraha loo geliyo Xasan Culusow qabyaaladiiste waayo qof aad taqaan yaa tahay lama yiraa.


”Xasan Culusow oo welli Eritariya ku sugan ayaa ujeedadiisa hadda cadaystey wuxuuna rabaa inuu fuliyo amarka uu ka qabo Xalane ee ah inuu ciidamadaa kala diro maadaam ay yihiin ciidan dhisan ayuu yiri Cali Calasow.


”Ari adi gobolkee ka soo jeedaa ayuu Xasan Culusow ku yiri askari wadaniyad iyo diin lagu baray inuu ka fogaado qashinka beenta ah ee Somalida lagu kala dilaayay mudada dheer. Waa qabiilkeed tahay oo cad ayuu yiri Xuseen Warsame.



Waxaan codsi u direynaa dawlada Eritariya inayna ciidankaa u soo dhiibin Xasan Culusow ee ay noo hayso inta dalku yeelanaayo shaqsi qaranka u shaqeeya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.