November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh fariintaan u direy waxay ahayd ”duceyso ha dabaaldegine maalintii la doortey: Quraan iskaga akhri Villa Somaliya: Prof Cabdi Samatar

Prof Cabdi Samatar ayaa faahfaahin dheer kaga waramay daraasaad ay ka sameeyeen bugta federaalka ee hadda ka jirta dalka wuxuna sheegay in dalku u baahan yahay ”hogaamiye aanay maamul jufeedyadu garab ordin..mar wax laga waydiiyay Xasan Sheekh ama fariin nooceeye ayuu u diri lahaa ayuu sheegay in uu ku yiri markii la doortey ”duceyso ha dabaaldegine Villa Somaliyana Quraan isaga akhri shaydaan ayaa ku noolaa 20 sano in ka badane”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM