Madaxweynaha Somaliya oo ku sugan Maraykanka ayaa wax laga waydiiyay maqaamka ay yeelanayso casimada Somaliya oo muran la geliyay kadib dagaalo sokeeye oo ka dhacay halkaas oo keenay in nidaam cusub oo federaal la yiraa dadka la hoosgeliyo inkastoo Somalidu cod u qaadin nooca federal ee la qaadanayo iyo in la diido maadaama aan la garanayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay