Muqdisho–Xasan Sheekh oo waraysi siiyay idaacada codka Maraykanka ayaa si cadho leh u sheegay in wadahadaladii maamul u samaynta gobolada dhexe ay fashilantey kadib markii odayadu diideen in ay tagaan tuulada Cadaado oo markii hore sida muuqata ay ku heshiiyeen beelihiisa Hawiye.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay