10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib baadhitaan caafimaad oo uu ku joogey Jarmalka

20150210_174957[1]Muqdisho–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dalka dib ugu soo laabtey isagoo baadhitaan caafimaad u tagey dalka aramalka halkaas oo uu sidoo kalana la kulmay madax ka tirsan Jarmalka iyo Somaliba.

Waxa madaxweynaha garoonka ku soo dhaweeyay kusimaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Jawaari iyo wasiiro ka tirsan dawlada Cumar C/rashiid.

Xasan sheekh ayaa la filayaa inuu qabto shir jaraaid uu kaga hadlo safarkiisii Jarmalka ee caafimaad.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS