24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo eryay gudoomiyihii maxkamada sare kuna bedelay inadeerkii oo hore garyaqaan uga ahaa Somaliland

Xasan Sheekh oo waxyar uga hadhan yahay xukunkiisa lagu fashilmey ayaa isku bedel ku sameeyay qaybta cadaalada ee maamulkiisa fashilmey isagoo isku bedelay laba nin oo isku beela kana soo jeeda beesha Isaaq markii uu eryay Ilkaxanaf oo muddo dheer soo hayay xilka garyaqaanka guud.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS