X

Xasan Sheekh oo iclaamiyay dagaal isagu hogaaminayo oo ka dhana argagixisada shabaab

Madaxweynaha Somaliya ayaa shir deg dega kadib laga soo saaray dagaaal ay ku iclaamiyeen dhiigmiiratada shabaab oo usbuucan laxaad tirey ku dhawaad boqo, halka tiro aad u badan ay nafta ka qaadeen ayna racdo hantidii dadka ee ay burburiyeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.