12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo jooga Turkiga halkaas oo uu kaga qaybgalayo guulo Turkigu gaaray xilliyo hore+SAWIRO

Istambul–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa jooga Istambul halkaas oo uu kaga qaybgalayo xus ay leeyihiin dalka Turkiga qaasatan guulo ay gaareen dagaalkii koowaad ee reer Yurub. Madaxweynaha iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dunida ayaa ka qeybgeli doona munaasabadaha shirka iyo xuska isugu jira oo si rasmi ah u bilaaban doona maalinta oo khamiisa.

Waxaa la filayaa inta munaasabadahan ay socdaan in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kulamo la qaato madaxda Turkiga iyo hogaamiyeyaasha kale ee ka soo qeybgalaya.

DSCF17211[1] unnamed14[1] unnamed-113[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS